Ku dhowaad boqol qof oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dibed-baxa Somaliland

Booliska Somaliland ayaa war ka so saaray dibad-baxyadii rabshadaha watay ee maanta ka dhacay magaalooyinka Somaliland, kuwaasoo looga soo horjeeday madaxweynaha maamulkaas laguna dalbanayey in doorashada la qabto xiligeeda.. Taliyaha howlgalinta Booliska Somaliland, S/Guuto Ibraahim Cabdi Xaaji ayaa sheegay in dibad-baxii maanta ay ku ku naf waayeen ugu yaraan 3 ruux oo shacab ah kuna … Continue reading Ku dhowaad boqol qof oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday dibed-baxa Somaliland